Xasaasiyada Wajiga: 6 Sir Aan La Ogeyn Oo kordhiya Finanka!

xasaasiyadda-wajiga-iyo-daryeelka-maqaarka

Miyaad la dhibtoonaysaa Wajigada cuncun,Finan , guduud iyo qallayl wajigaaga ka soo noqnoqda? Waxaa laga yaabaa inaad maalin kasta samaynayso khaladaad yar oo si qarsoodi ah u kicinaya xasaasiyadda wajigaaga adigoon ogeyn.

Xasaasiyada wajia
Xasaasiyadda wajigu waxay noqon kartaa dhibaato daal badan leh, gaar ahaan marka aadan garanayn waxa dhab ahaan keenaya.

waa mid kamida sababaha ugu badan ee dhawaca maqaarka taas oo kadhigaysa maqarka mid jilicsan oon si fudud uga falceliya qoraxada ,boodhka iyo kiimi koyinka kale .

Dooro alaab aad bartay islamarkana kalsoni kuqabtid aan aheen waxyalaha laxayeesiyo oo ladhaho 3 days kucadan 😄

Saabunta, kareemada iyo alaboyinka lagu daro carafta xoogan waxay dhibato kukenikaran wajigada ay kukicini cuncun,casaan, maqarka kunoqda .

Dooro alab lagu qoray Fragrance-Free” ama “Unscented” haddii maqaarkaagu xasaasi yad leyahay.

makeup wuxuu leyahay waqti cayiman oo laisticnaalo hadikle khatartisa ayaa kusameynayso ah bacteria iyo jeermis ayaa kutaranta taaso kenikarta finan iyo cuncun xasasiyada .

Barkintu waxay qayb katahay cafimaadka wajigada .

badal barkinta ad isticmasho toddobadkii labo mar hadikle wasaqda , salida, boodhka , ayaa ku iruraya barkinta hadhowna lafalgalaya maqaarkada

Dadka qaar waxay leeyihiin xasaasiyad ka dhalata cuntooyin gaar ah.

Ukunta, lowska, caanaha iyo cuntoyinka qaar warshadeysan

waxa ku ogaankartaa imad lasocoto cuntada marka cunto isbadalka maqarkada.

Sidee Loo Dejinaa Xasaasiyadda Wajiga?

Haddii aad dareento xasaasiyad cusub oo wajigaaga ka soo baxday, ha isku dayin inaad hal mar isticmaasho alaabo badan. Taasi waxay xaaladda sii xumayn kartaa.

Waxaad samayn kartaa:

Gunaanad

Xasaasiyadda wajigu mar walba ma aha cudur weyn, balse badanaa waxay ka dhalataa caadooyin yaryar oo aynaan dareensanayn. Fahamka waxyaabaha kiciya maqaarkaaga waa tallaabada ugu horreysa ee lagu ilaalin karo caafimaadkiisa. Markaad si taxaddar leh u doorato alaabta aad isticmaalayso, aad nadiif u ilaaliso maqaarkaaga, isla markaana aad daryeesho caafimaadkaaga guud, waxaad yarayn kartaa xasaasiyadda iyo dhibaatooyinka kale ee maqaarka.

Maqaarkaagu waa qayb ka mid ah caafimaadkaaga guud, sidaas darteed wuxuu mudan yahay daryeel joogto ah iyo feejignaan maalinle ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *